About Me

Abdulkadir MURSAL

Qoraa Buugaagta Daryeel Bulsho- Cilmi-nafsiga Aadanaha

Khabiir Cilminafsi, Tarjuman caalamin ah (Soomaali-Faransiis) iyo takhasuskayga waa caafimaadka dhimirka, waxaan u leeyahay khibrad 20+sano ah. 

Haysta Shahaadooyin Muhiim ah sida:

  • Mentalization-Based Treatment (Geneva)

  • Psychological First Aid (Johns Hopkins)

  • NLP Practitioner

  • Tababarro: Depression, Autism, ADHD, Schizophrenia, Social Cognition

  • Bixiya casharo ku saabsan cilminafsiga

Takhasus Dheeri ah: Cilmi-nafsiga Islaamka, La-talinta Jaamacadaha Soomaaliya.

Buuggaagta: Daryeel Bulsho, Cilmi-nafsiga Aadanaha

Wacyigelinta: Fahamka (Cilminafsiga casriga ah, Dhaqanka Soomaaliga, iyo Barashada Nafta)

Photo Gallery