Naf qanacsan sidee lagu helaa?
La jeclow walaalkaa waxaad naftaada la jeceshahay!
Kelmadaan maaha mid uu aqoonyahan iskaga hadaaqay ama maah maah meel laga soo guuriyay balse waxaa ku hadlay ninka aduunka ugu runta badan ee aan marnaba ku hadlin hawadiisa.
Waa suubanaha Rasuulkeena Muxammad NNKH, xadiis ka sugan oo runtii hadii aad kaligeeda ku camal fashid ay hubaal tahay inaad ka daawooweysid walwalka iyo walbahaarka, qulub iwm, oo run ahaantii aad u maleysid in waagaan aan ku camal falaynin.
Xadiiskan waxaa laga wariyay Anas Ibn Malik Allaha ka raali noqdee
La yu’minu axadukum Xatta yuxibba Akhihi, li-akhIhi ma yuxibbu li-nafsihi
Markii aad heerkaas gaartid oo aad la jeclaatid walaalka waxa aad naftaada la jecechahay. Qalbigaagu wuu furmayaa naftaadana waxay heleysaa deganaan, iyo qanaaco farabadan kadib aya la oran karaa waxaad heshay iimaan buuxa iyo macaan naftaada raali ka tahay.
Macaankaasu carabka kama dhadhamineysid balse qalbiga ayaad ka dareemeysaa! ma garaneysaa sababta? Sababtu waxay tahay waxaa qalbigaaga ka baxayo nacayb iyo xumaan aad dad u qabto waxaana bedelkeeda soo galayo jacayl iyo niyad sammaan.
Qalbigaaguna wuxuu nadiif ka noqonayaa dhamaan xumaha iyo wax alla wixii kugu kalifaayay qof walaalkaa ah inaad xaasido. hadii ay ahaan lahayd, nacaybka, quuriwaaga, baqaylnimada, maseyrka iwm.
Waxaa hubaal ah in sideedaba waxaa keena xaasidnimada waxaa weeye inaad naftaada kaliya la jeclaato waxwalbo, oo aadan u quurin in walaalkaa in uu helo wanaagga aad adigu isla jeceshahay, hadii ay ahaan lahayd hanti magac, iyo mansab intaba.
Waxaad is dhihi doontaa qof walbo wuu jecelyahay naftiisa inuu horumar u raadiyo inta uu qofkale la dooni lahaa laakiin waxad ogaataa dadka gaaray heerkaas ee nafta walaalkood ka hormariya nafsadooda ay jiraan balse ay yihin dad fara ku tiris ah. kumana oranayo noqo dadkaasi awliyada ah oo kale balse waxaan kaa codsanayaa kaliya inaad walaalkaa qeyr la doontid. oo aad naftaada ka ilaalisid waxwalbo oo u horseedi kara baqeylinimo iyo xasad.
Sababtoo ah Sareeye subxanahu watacala wuxu leeyahay
وَمَن يُوقَ شُحَّ نَفْسِهِ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ (9)
“Wa man yuukha shuxa nafsihi fa ‘ulaika humul muflixuun. Al Hashr, Ayat 9 aad.
Dhowr tafsiir ayaa jira hase yeeshee waxaan ku gaabsan karnaa in aayaddu tilmaameyso, Ruuxii naftiisa ka dhawra bakhiilnimo inuu kamid yahay kuwa liibaanay.
Waxaan Ilaahay weydiisaneynaa inuu nagu daro kuwa naftooda kaliya aan u nooleyn ee walaalahooda la jecel wanaag!
Waa qeyb ka mid ah qoraalada Buugga Daryeel Bulsho oo aad ka dalban karto isla boggan qeybaha xiriirka.
W/Q Abdulkadir Mursal
Testimonial
Words From Our Happy Readers.
Nulla facilisi. Proin venenatis in neque nec congue. Vestibulum ultricies ornare metus, et luctus purus auctor id. Phasellus nec pulvinar lectus, vitae tempor ligula. Nam...Read More
Abdullah Al Imran
Cras molestie sollicitudin quam quis aliquet. Duis ut auctor turpis, sit amet aliquam magna. Vestibulum sit amet urna nunc. Pellentesque dui lectus, maximus congue imperdiet...Read More
Abdullah Al Imran
Proin commodo sapien nec tellus sodales blandit. Suspendisse id turpis ac nulla scelerisque convallis eu non tellus. Interdum et malesuada fames ac ante ipsum primis...Read More
Abdullah Al Imran
Fusce fermentum dolor sit amet ligula cursus, at semper nibh pharetra. Duis sed condimentum purus. Vestibulum tristique, magna accumsan aliquet hendrerit, nisl enim viverra sapien,...Read More
Abdullah Al Imran
An Emotionally Gripping Tale of Self-Discovery
Nulla facilisi. Proin venenatis in neque nec congue. Vestibulum ultricies ornare metus, et luctus purus auctor id. Phasellus nec pulvinar lectus, vitae tempor ligula. Nam cursus dui faucibus placerat suscipit. Morbi quis ullamcorper velit, quis consectetur felis. Nunc vel sapien nibh. Ut molestie eget est vitae eleifend. Maecenas vestibulum libero vitae ligula egestas blandit. Sed eu suscipit lectus, at tempor tellus. Sed eleifend, lectus non fringilla pretium, diam dolor convallis mi, vel lacinia eros quam ac nibh. Interdum et malesuada fames ac ante ipsum primis in faucibus.
Abdullah Al Imran
The Rise of a Champion: A Story of Perseverance
Cras molestie sollicitudin quam quis aliquet. Duis ut auctor turpis, sit amet aliquam magna. Vestibulum sit amet urna nunc. Pellentesque dui lectus, maximus congue imperdiet a, imperdiet quis est. Sed lectus turpis, ultrices et gravida et, pharetra ut tellus. Quisque a lorem elit. Aenean hendrerit turpis sed erat pharetra ultrices. Phasellus iaculis convallis leo vel interdum. Donec magna nisl, elementum sit amet porttitor non, volutpat vel odio. Donec porta lacus sed massa sollicitudin vestibulum. Vestibulum lacus enim, malesuada sit amet nisi et, pharetra ultrices augue. Aenean est nisl, eleifend a rutrum in, tincidunt suscipit risus. Vestibulum eget leo eros. Nullam ac dapibus tortor. Phasellus laoreet elit turpis, eu gravida orci molestie sed. Morbi dapibus laoreet ante non bibendum.
Abdullah Al Imran
A Journey Through Tennis and Life: A Must-Read
Proin commodo sapien nec tellus sodales blandit. Suspendisse id turpis ac nulla scelerisque convallis eu non tellus. Interdum et malesuada fames ac ante ipsum primis in faucibus. Mauris ultrices, quam ut sollicitudin fermentum, ipsum orci vestibulum mi, id faucibus nunc sapien vel erat. Duis dictum molestie ligula, sit amet bibendum nibh pretium sed. Suspendisse nec risus sit amet orci tristique cursus quis sit amet nisi. Ut dignissim viverra sem, quis dignissim ex fermentum non. Donec rutrum lobortis massa, fringilla aliquam magna porttitor eu. Nulla ullamcorper mauris vitae dolor tristique rutrum.
Abdullah Al Imran
A Timeless Classic That Captivates Every Reader
Fusce fermentum dolor sit amet ligula cursus, at semper nibh pharetra. Duis sed condimentum purus. Vestibulum tristique, magna accumsan aliquet hendrerit, nisl enim viverra sapien, sed accumsan leo augue eu diam. Aenean blandit vehicula luctus. Phasellus tristique eros a sapien faucibus malesuada. Phasellus sed nibh lectus. Duis mollis dolor vitae lacus luctus convallis malesuada vitae leo. Aliquam vehicula viverra arcu at auctor. Phasellus iaculis pretium vehicula.