Category: Cilminafsiga Aadanaha

Cilminafsigaadanaha

Waa maxay cilminafsi?

Marka hore aynu qeexno ereyga Cilminafsi (Psyhology), Marka aan maqalno ereyga cilmu-nafsi, waxaa laga yaabaa inaan maskaxda ku hayno fikrado kala duwan sida sawirada qof kursi ku fadhiyo oo la wareysanayo, filimaan ku saabsan dembiilayaasha xabsiga kujira, ama laga yaabee xusuusta koorsooyinka iskuulada lagugu soo dhigay. Laakiin waa maxay dhab ahaantii macnaha eraygani?

Psychology: Cilminafsi hadiii aad aragto ereygan wuxuu taagan yahay barashada ama daraasaddaynta xubinta maskaxda ama nafta qofka guud ahaan.

waswaas

Waswaasku muxuu yahay (OCD)

Waswaasku (Obsessive Compulsive Disorders) wuxuu in badan kala mid yahay welwelka iyo xanuunada wallaahowga guud ee aan hore usoo xusnay, waxaan qeexi doonnaa waxyaabaha sida gaarka loogu garto.