Markaa dib u eegto qur’aanka kariimka ah, meelo badan ayaa looga hadlay cuduradan qulubka, ik-ti’abka, walwalka walaahowka waa ay ku jiraan, sida qisadii nabi Yuusuf ee Suuratu Yuusuf aayadda: 87