Books


Warning: Undefined array key "slider_content_vr_alignment" in /home/cilminaf/public_html/wp-content/plugins/author-website-templates/elementor-widgets/posts-slider/rswpthemes-awt-posts-slider.php on line 1745

Daryeel Bulsho

Received

Maanka ama maskaxda bini’aadamka waa mid aad udag fahamkeeda. Waxayna u baahan tahay in dhinac walbo laga fahmo. Cilmiga maanta jira iyo cilmigii horeba waxay nasiinayaan macluumaad aan ku fahamno.Haddaba caafimaadka maanka ma’ahan mid cusub ee waa mid qarnigii 10-aad ay culumada muslimiinta sida Al-Kindi iyo Al-Balki ay wax ka qoreen. Iyagoo culimadii islaamka ay dhinac walbo ka eegeen caafimaadka iyo cudurada maankaba. Laakiin qarniyadaan dambe ilaa iyo hadda, markii aqoontaa hore la ilaaway ayaa waxaa loo janjeersaday marka laga hadlayo in loo kala saaro jirka-maanka. Laakiinse dhinaca islaamiga marka laga eegayo ayaa ah in laga eego dhinac walba.Haddaba buugani Daryeel Bulsho oo uu qoray Abdulqadir wuxuu kaa baahi bixinayaa oo uu kaa tusinaya caamiaadka maanka dhinaca maadiga, diinta iyo dhaqanka. Waa buug soo uruuriyay macluumaadkaasi, kana eegaya caafimaadka maanka si hufan oo dhinac walbo leh ‘holistic’. Daryeel Bulsho wuxuu ku siinayaa macluumaadkii oo dhan isagoo kugu tusaaleynaya qisooyin dhacay, kuna tusinaya in cudurada maanka uu yahay sida xanuunada jirka ku dhaca oo kale, ayna tahay mid laga soo kabsan karo.
Drs Fatuma OsmanAssociate Proffessor and Senior Lecturer at Dalarma University, Sweden

Halkan ka dalbo

Cilminafsiaga Aadanaha

Cilminafsigaadanaha


Cilmi Nafsiga Aadanaha" represents a landmark achievement in Somali psychological literature. This comprehensive textbook bridges the gap between Western psychological theories and the cultural context of Somali-speaking communities, making complex concepts accessible and relevant.

The book systematically covers the major domains of psychology, from foundational concepts to cutting-edge research.

Each chapter is carefully structured to build upon previous knowledge while providing practical examples and case studies that resonate with Somali cultural experiences. Whether you are a student beginning your journey in psychology, a healthcare professional seeking to understand human behavior, or an educator looking for culturally appropriate teaching materials, this book serves as an invaluable resource.

Halkan ka dalbo